XAALADA OROMADA OO BARIGA DHEXE AH IYO 5 BANK OO MAANTA KALI AH GOBOLKA WALAGA LAGU DHACAY

Wallaga(kalitimes) 12ka January, 2019. Waxaa Maanta la dhacay Bangi ku yalaa qelem walaga magaalada jaanqa

Hadaba Siyaasiyiinta Oromada iyo Dawlada Talada Dalka Hayse ee OPDO Ayaa Waxay ku Eedeeyeen in ay Bangiga Dhaceen Jamhada OLF.

Waxaa Kale oo Seefta Galka Kala Baxay Maanta islamarkaana ururka OPDO la Saftay Jawar Mohamed Walow uu Malmihii ugu Danbeeyay uu Dhexdhexaad Ka Ahaa Labada Dhinac ee is haysta.

Waxaadna Modaa Hada Dagaal ay Oromo ku Kala Qaybsanyihiin inay Gali Donaan Balse Waxaa ay uu Muuqataa in Gudomiyaha OLF Mudane daa,uud ibsaa Lagu Qasbi Doono in uu Iscasilo toddobaadkan Nagusoo Food Leh.

Hotelka ilili ee uu Deganyahay Gudomiyaha OLF daa,uud ibsaa Warwar kasoo Baxay Ayaa Shegaya in uu abiyot ahmed uu u diray Abba Gadayasha ugu Sareysa Deegaankasi ay kula Taliyaan in uu Iscasilo hadii Uu Ka Diido Waxay Noqon in uu Xabsiga loo Taxaabo Gudomiyaha OLF daa,uud ibsaa.

Hadaba Gudomiyaha oo Laa Siiyey Mudo Todobaad ah Gudeheeda in uu Isku Casilo Haseyeeshee Ilaa Iyo Hada Lama Oga In uu dawid ibsa iscasili Doono Iyo Inkale.

Ugu danbeyntii Waxaad Moodaa In ay Itoobiya Xalad Khatar ah Ay soo Food saartay Doorashada soo soctaa oo Aan Laa Gaadhin Ka horna ay gali doonto xaalad adag oo aan waligeee itoobiya soomarin islamarkaana xalkeeda la gaadhi waayo.

more recommended stories