Jigjiga(kalitimes) 17 January, 2019. Sidaan wararkayagii hore idiinku sheegnay Ciidankii liyuu booliska deegaanka Soomaalida ayaa 5 bilood kadib maanta madaxtooyadii si sharci ah loogu wareejiyay, halka militarigii ay iska aanquleen.

more recommended stories