Garoonka diyaaradeed Qabridahar

Magaalada Qabridahar ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxa ku yala garoon diyaaradeed oo caalami ah.

Garoonkaas ayaa ah kii koobaad ee uu dhisto maamul deegaanka Somalida Itoobiya DDSI oo uu Cabdi maxamud cumar madaxweynaha ka yahay ah abaha hindisay dhismaha garoonkas.

Garoonka oo shaqada si rasmi ah uu wada wakhti xadirkan.

Waxaa furay ayey ahayd Madaxwaynaha Deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar iyo Tewadros Daut oo ah agaasimaha guud ee garoomada diyaaradaha ee Itoobiya.

*******