News

WAFTIGII BALAADHNAA EE DDSI EE QARAN-JOOGTA IYO QURBA-JOOGTA KA KOOBNAA OO KA DEGAY STOCKHOLM

 STOCKHOLM(kalitimes),Waftigii balaadhnaa ee ka koobnaa qaran-joog iyo qurba-joogt DDSI ee  uu hogaaminayo wasiirka xafiiska ganacsiga, gaadiidka iyo warshadaha DDSI ahna madaxa arrimaha xisbiga ee xarunta dhexe mudane Khadar Cabdi Ismaaciil islamarkaana ay ku wehelinayeen  wafti qurba-joog iyo qaran-joog isugu jira ee ku wajahnaa shirka 7da April ka dhacaya magaalada stockholm ee caasimada wadanka Sweden ayaa ka degay magaalada Stockholm ee caasimada wadanka Sweden

Leave a Reply