DEGDEG: ADDISABABA MUSTAFE IYO ABIY


Addisababa(kalitimes) 25ka January, 2019. Ra’isal wasaaraha dalka Dr. Abiy Axmed ayaa shir degdeg ah lagalay Mustafe Cagjar iyo kuxigeenkiisa Aadan Faarax kadib sidaadii ay addisababa diyaarada uga dageen oo ay abbaareen xafiiska ra’isal wasaaraha waxaase shirka aan galin oo dibada lagaga reebay qaar kamid ah wasiiradii mustafe oo socdaalka kuwehelinayay waxaana kamid ah Cabdicaadil, Faatax, Mubashir iyo Cabdihurre.

Wali shirku wuu usocdaa oo lagama soo bixin wixii kasoo kordhana waan idinla wadaagi doonaa, INSHAA ALLAH.