MUSTAFE IYO HOGAAMINTA ONLF


Jigjiga(kalitimes) 25ka January, 2019. Mustafe cagjar ayaa wuxuu hoolka shirarka ee xafiiska madaxtooyada kulan ay albaabadu uxidhan yihiin galabta kula yeeshay hogaaminta ururka ONLF kahor intuusan addisababa ukicitimin lamana garanayo waxay ilaa hadda kawada hadleen.

Kulankan ayaa wuxuu kusoo aaday xili uu shaki badan soo kala dhexgalay dawlada federalka ah iyo xukuumada jigjiga ka arimisa ee uu horjoogaha kayahay mustafe cagjar.

Arintan ayaa lasheegayaa inay sababtay in mustafe cagjar iyo golihiisa si degdeg ah isla galabta looga yeedhay addisababa.

Wixii kasoo kordha nagu xidhnaw.