OGEYSIIS IYO DIGNIIN: ODAYAASHA DEEGAANKA


Jigjiga(kalitimes) 25ka January, 2019. Waxaa la ogaysiinayaa islamarkaana looga digayaa odayaasha deegaanka ee faraha kula jira siyaasada deegaanka inay faraha kala baxaan oo ay joojiyaan kicinta iyo abaabulka ay wadaan ee ummada u horseedi kara xasarad iyo dhibaato hor leh oo kadaran tii 4tii August.

Waxaadna ogaataan in kor iyo hoosba la idinka warhayo oo ay sirdoonkii dalka iyo deegaankuba idin dhex joogaan islamarkaana taaka taako iyo shaqsi shaqsi la idiinla socdo oo xogtiina loo hayo.

Mida kale, xukuumadii cabdina idinkaa rogay saad ulahaydeen waan kugarab taaganahay tanna idinkaa hadda rogaya ee ummada wixii udan ah kala hadla laakiin ummada siyaasad hagalinina iyo dhibaato hor leh.

Ugu danbayn, waxaad ogaataan in xukuumadan uu gabbalkeedii dhacay oo wakhtigeedii dhamaaday sidaadarteed sumcadda ha iskaga ciyaarina, dakane iyo eedna hakagalina shacabkiina.

FG: Waa digniin iyo dardaaran ee haku sumcad beeline mustafe tagye.