DHIBAATADA UU MUSTAFE CAGJAR UMMADA BADAY


Jigjiga(kalitimes) 25ka January, 2019. Waa hooyo Soomaaliyeed oo biyo la’aanta jirta awgeed iyadoon tabar ay kuqaadaba haynin balse kacabsi qabta inay bari biyaba waydo jeergaan biya ah xambaarsatay midna tabar la’aan lajiidaysa. ILAAHAYAW KASOO FURO.

Hooyadan bilo kooban kahor ceel riig ah oo 24ka saac ugu yaraan 14 saacadood shaqeeya ayay kacabi jirtay, maantana masiibadaasaa kuhabsatay ee ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu degdeg ugasoo furto.