GUDOOMIYIHII ONLF OO JABUUTI…..


Jigjiga(kalitimes) 25ka January, 2019. Gudoomiyihii ururka ONLF Maxamed Cumar Cismaan ayaa habeen hore deeganka laga saaray sida ay sheegayaan ilo-xog-ogaal ah oo boorame ayuu kabaxay isagoo jabuuti usocda oo carar ah sirdoonka dalkuna ay dabasocdeen oo ay rabeen inay baadhitaan kusameeyaan qorshayaasha uu kala shaqaynayay mustafe cagjar oo uu adeer uyahay.

Ileelahay Dawud Ibsa gudoomiyaha ururka OLF ayaa kaa geesisan saa isagoo ciidankiisii diyaarado lagu rushaynayo yuu addisababa joogaa oo uu diiday in ciidankiisu ay hubka dhugaan, fulay adna waad carartay.