DEGDEG: YEEDHITAAN ADDISABABA


Jigjiga(kalitimes) 28ka January, 2019.
Waxaa si degdeg ah galabta addisababa loogu yeedhay Aadan Faarax kuxigeenkii madaxwaynaha DDS kadib markii lawaayay mustafe cagjar oo bilaa fasax Nairobi tagay islamarkaana lasiidayn waayay Cabdixakiin Cigaal iyo Guuleed Awcali oo xabsi guri jigjiga ku ahaa oo lagu amray mustafe cagjar inuu siidaayo walibana uu shaqooyinkoodii kuceliyo.

Arintan ayaa waxay timid kadib markii ay kadhaga adaygeen awaamiirtii dawlada federalku siisay islamarkaana ay shaqaaqooyin hor leh jigjiga kasoo cusboonaadeen lana xaqiijiyay inay xukuumada deegaanku kadanbayso.

Waxaana lacadeeyay inuu Aadan Faarax diiday yeedhitaanka dawlada dhexe ee addisababa.