GARAAD KULMIYE HAKA HADLO


Jigjiga(kalitimes) 28kii January, 2019. Garaad kulmiyihii shalay SRTV kahadlayay ee lahaa xukuumada iyo xisbigaan heshiisiinaynayoo Axmed shidaa nadiiday ee mustafe cagjar taageersanaa islamarkaana lahaa inay heego nagu soo laabato marabno car wakaase haka hadlo axmaaradan jigjiga rabshadaha kawada haduu dan ummadeed wado.

Hana ogaado garraadku inay jigjiga heego ubaahan tahay oo markay joogeen aysan axmaaro iyo cid kale toona hawaysan jirin maantase wakaase haka ceshado.