JIGJIGA AXMAARAA QIIJISAY


Jigjiga(kalitimes) 28ka January, 2019. Waxaa magaalada jigjiga gaar ahaan jidka xaafada 6aad iyo jidka axmed gurey kala xidhey axmaaro gadoodsan oo uu kibir wado bilaa sababna rabshado kabilaabay magaalada jigjiga.

Hadaba fartan ay axmaaradu wado ayaa ah mid kasocota ismaamulka dire dawa islamarkaana ah far xidhiidhsan oo ah waxa loogu yeedho, “ku qabso kuqadi mayside”.