BAJAAJTA OROMO KILIL EE JIGJIGA


Jigjiga(kalitimes) 3da March, 2019. Bajaajtan waxaa laga leeyahay deegaanka Oromada waxayna kadhex shaqaysanaysaa magaalada jigjiga si bilaa sharci ah, umana diwaangashana maamulka magaalada jigjiga oo waxay canshuurta kubixisaa oromo kilil.

Tani waxay kamid tahay dhibaatooyinka deegaanka kajira iyo maamul xumida ina cagjar. Waxayna shaqo cidhiidhin kutahay bajaajlayda magaalada jigjiga.