MUSTAFE CAGJAR EEGA


Godey(kalitimes) 3da March, 2019. Sadex boqol oo xabaalood waa kii qufayaye xabaashana muu qufo si uu tacadi in loo gaystay uga raadiyo lafaha marxuumka? Ama muu LUCY nooga dhigo intuu soo saaro oo uu magac usameeyo? Kol uu dhaho waa kii Soomaali oo dhan dhalay. Si aan inana ugayno deegaanada dariska ah oo casho sharaf loogu sameeyo. Kkkk