QALFOOFKII LUCY IYO CASHO SHARAF HEER SARE AH


Jigjiga(kalitimes) March, 2019. Qalfoofkii LUCY oo Canfar kilil laga keenay ayaa caawa casho sharaf heer sare ah Qaryaan Dhoodaan loogu sameeyay, shacabkii deegaankana abaar, oon iyo haraad bay la ildaran yihiin, ina cagjara xabaashii marxuumkii walaalkii ahaa yuu booqday. Marka, soo kaaf iyo kaladheeri ma aha.