WARKII SRTV EE CAAWA


Jigjiga(kalitimes) 3da March, 2019. Waa Masiibo In Loo Gurmado Ubaahan.
Sida ay warbixinta SRTV kusheegeen:
Magaalada Jigjiga: 317 xarun-biyood (waterpoints) ayaa shaqayn jiray hadda kahor.

Maantase waxaa shaqeeya 13 xarun-biyood (waterpoints) baa shaqaysa. Taasoo kadhigan

304 xarun-biyood (waterpoints) ee hadhay mashaqeeyaan.

Celcelis ahaan=304/317×100=96%.

6dii bilood ee ina cagjar, wuxuu hoos udhac kuyimid adeega biyaha ee magaalada jigjiga boqolkiiba sagaashan iyo lix (96% hoos udhac), Marka hadii caasimadii deegaanku ay sidan noqotay kawaran deegaanka intiisii kale?